Wefti Heer Wasiirro ah oo Somaliland uga Qayb Galay Shir Caalami ah

0
28

Hargeysa(Dawan):- Wefti heer wasiir ku xigeeno ah oo ka socda Somaliland ayaa ka qayb galay shir weyne Caalami ah,kaga qayb galay dalka Jarmalka.

Weftiga Somaliland oo uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Somaliland Mudane Liibaan Yuusuf isla markaana ay xubno ka yihiin wsiir ku xigeenka wasaaradda qorshaynta Qaranka iyo masuuliyiin kale,ayaa magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka shir caalami ah kaga qayb galay ka dib markii si rasmi ah Somaliland shirka loogu soo casuumay.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here