Wasiirka Ganacsiga Somaliland ka Hadlay Xaalada Nabad Galyo ee Gobolka Awdal

0
703

Borama(Dawan):-Wasiirka wasaaradda ganacsiga Wershadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad(Saajin) oo socdaal shaqo ku jooga xarunta gobolka Awdal ee Borama,ayaa bulshada gobolka Awdal kala hadlay adkaynta nabad gelyada iyo sugidda ammaanka.

Waxaanu ku dheeraaday sida bulshada gobolka Awdal u tahay dad ku suntan nabad gelyada iyo ixtiramka dawladnimada,waxaanu hoosta ka xariiqay in gobolka Awdal horumar ku gaadhayo nabad gelyada isla markaana waxaa uu ku dardaaray bulshada gobolku in ay dawladda kala shaqeeyaan nabad gelyada.

Haddaba hadalkii wasiirka oo dhammaystiran halkan ka daawo.

Leave a Reply