Qisada Cufis Jiidadka Dhulka!

0
584

Inkasta oo ay sheeko caan ah noqotay tahay haddana waxa la sheegay inay ahayd beenaha waaweyn ee la rumaystay, sheekadan oo ahady in Saynis yahankii Sir.Isak Newton ee soo saaray xeerka cufis jiidadka dhulka la sheegay inay sabab u ahayd markii isagoo geed hoos fadhiya ay ku soo dhacday xabad tufaax ah. Arintan ayaa keentay inuu ka fikiro arinka keenaya in Xabada tufaaxa ahi ay hoos usoo dhacdo oo ay kor ugu kici weyday mar haday ka soo go’aday geedkeeda? .

Qisadan ayaa la cadeeyay inay soo shaac baxday kadib markii uu dhintay Isak Newton wakhtigaasi oo uu maqaal ka qoray Qoraaga qoraaga lagau magacaabo Voltaire. Laakiin intii ka horaysay maqaaladiisana gabadhii uu adeerka u ahaa Isak Newton ee Catherine Kondoat  ayaa qisadan soo saarista cufis jiidadka ka sheekaysay laakiin kumay xusin sheekadda xabadda Tufaaxa ee soo dhacday inay ahayd sababta uu ku  ogaaday adeerkeed Newton xeerkan.

Leave a Reply