Horumarku Waa Fikirka!

0
441

Dalka Japan tirada dadkiisu ayaa kor u dhaaftay 120 malyuun iyadoo baaxadda dhulkiisu ay ka yar tahay tan dalka Masar. Dalkani malaha khayraad dabiici ah sida batrool, dhuxul dhagax iyo macdanta xadiidka ah. Japan iyadoo aanay hantida dabiiciga ah lahayn haddana shacbigiisa  saboolnimo, macluul iyo gaajada dunida aafaysay midkoodna.

 

Japan Wuxu dhinaca dhaqaalaha tartan kula jiraa Maraykanka. isagoo waxa keliya ee ay ka faa’iidaysataan tahay khayraadka muhiimka ee uu haysto oo ah dadkiisa (Human Recourses) iyo wakhtiga,kuwaasi oo dunida dalalka ku yaalla mid haystaa uu leeyahay.

Haddaba Masar oo ka khayraad badan kana dhul balaadhan oo gaasta dabiiciga ah iyo khudaar badan debeda u dirta kana, dadkeeduna ka yar yahay ayaa haddana gaajo iyo macluuli ka taagan tahay.

Horumarku maaha hantida aad haysato laakiin waa sida aad ugu fikirayso khayraadka aad heli karto ka faa’iidaysigiisa.   Kitaabka. Dr.Mustafe Maxamuud (Qoraaga Masriga ah)

 

 

Leave a Reply