Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo kulan Ballaadhan la Yeeshay Maamulka Gobolka Awdal

0
475

Borama(Dawan):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Maamulka Gobolka Awdal.

Madaxweyne ku xigeenka oo socdaal shaqo ku jooga xarunta gobolka Awdal ee Boorama,ayaa kulan ballaadhan la yeeshay maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Awdal iyo degmada Boorama.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply