Madaxweyne Muuse oo Qodobeeyay Duullaanka Gardarada ah ee Farmaajo ku Soo Qaaday Somaliland

0
463

Hargeysa(Dawan):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa qodobeeyay isla markaana mid mid u dul istaagay duullaanka gardarada ah ee Madaxweynaha Muqdisho caalamku ku waardiyeeyaa uu ku soo qaaay Somaliland.

Waxaanu xusay shirqoollo badan oo xukuumadda Farmaajo soo maleegtay oo Somaliland fashilisay isagoo intaaa raaciyay in Somaliland dadkeeda iyo dawladdeeuba heegan u yihiin in ay illaashadaan oo aan cidna looga baqayn.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply