Adeega Dayeerka Ee Huteelada Japan!

0
505

Nin u dhashay dalka Japan ayaa huteelkiisa ka shaqaaleeyay Daayeerada nooca loo yaqaano Kanadol.  Dadkii macmiisha huteelka Utsunomiya ee dalka Japan ayaa mar keliya ku war helay inay adeegyaasha huteelka yihiin Daayeero tababaran oo aad u badan.

Macmiisha aya aad uga helay soo dhowaynta dhakhasaha iyo xarakaadka ay samaynayaan. Waxaana ay noqdeen kuwo soo jiitay macamiisha. Mulkiilaha Huteelka ayaa sheegay inuu si fiican ugu tababaray hawsha raalgeilinta macmiilka, taasi oo ay aad ugu wanaagsan yihiin.

Waxaana u sheegay inay u shaqaynayaan sidii qalab oo kale kuwaasi oo hadba waxa loo diro iyo goobta loo diro dhakhso uga hawlgaleya. Dayeerada ayaa xidhan diraysa u gaar oo midab lagu garanayo inuu yahay adeegaha ah.  Waxa kale oo jira shaqaale caawinaya daayeerka oo tilmaamo siinaya. (RT.Arabic)

Leave a Reply