Sidee Musuq Loo ga Ilaaliya Madaxda Cusub Shiinaha? !

0
465

Dalka Shiinaha marka qof  loo magacaabo xil sare oo dawlada ah waxa lagu soo wareejiyay goobaha dadka denbiyada gala lagu ciqaabo sida jeelsha iyo saldhigyada booliiska. Jeelasha la tuso ayaa ah  kuwa ay ku xidhan yihiin madaxdii ka horaysay ee ku kacday musuq, khiyaamo qaran iyo wax isdaba marin.

Waxaana ay arinkaasi uga jeedaan si uu arko halka uu ku danbayn  doono mustaqbalkiisu haddii uu kuwaasi la mid noqdo. Maxaabiista la tuso ayaa ah kuwo niyad jabsan oo nolosha  ka quustay ayna ka muuqato murugo wixii ay ku kaceen.

Leave a Reply