Ma Jiro Cashar Adag Waa Gudbinta Maclinka!

0
483

Macalin lagu magacaabo Kurt Minnar, oo xisabta ka dhiga dugsiga sare ee Eben-dong kuna yaalla magaalada Cape Town ee dalka South Africa ayaa adeegsaday nidaam cajiib noqday oo uu ardaydiisa xisaabta ku baray.

Macalinkan oo da’diisu tahay 33 sano ayaa sheegay in markii ardayda uu niyad jab dhinaca xisaabta ah ku arkay uu bilaabay inuu nidaam miisiga ugu soo bandhigo iyago ardayda badankoodu ay jecel yihiin miisiga. Macalinka ayaa keenay nidaamkii qadiimiga ah ee xisaabta ooah dhaqan loo yaqaanay hip-op oo gabayga oo kale ah. Habkan ayaa ardaydii ku kordhiyay xamaasad iyo dhiirigelin gelin Tani waa waxa ka dhigay inuu ka fekero keenidda manhajka xisaabta dhaqanka gabayo hip-hop, si ay u curiyaan xamaasad iyo dhiiri galiyo ardayda waxbarashada.

Waxaana uu nidaamkani sababy in xataa arday weligood ku xumaa xisaabta ay aad u jeclaadaan ooarday keliya aanu ka maqnaan xiisadda xisaabta ooh ore ugu adkayd 100% ay xaadiraan. Waxa kale oo uu u qyabiyay ardayda kooxo, si ay u fuduaato tirooyinka kolba iyo xisaabta la isticmaalayo inay hesho kooxo kala nooc oo fudaydinaya isku dhufasho, xididka, qaybinta , isugeynta iyo kolba xisaabadka Agebra, iyo Gomertirga oo kuwa manhajkan uu ku bixinayay. Ardayda ayaa natiijooyinka xisaabta ay ka keenaan uu kor u kacay markii niyadoodii jeclay

Leave a Reply