Kulka Qolka Iyo Riyada Xun

0
636

Maamulihii hore ee Ururka Hurdada Ingiriiska  Dr.Neil Stanley oo u warmayay Wargeyska “The Independent “ ayaa shegay in heerkuka qolka hurdada haduu aad u sareeyo uu dhibaato ku keeno  dadka hurdaa, waxa kale oo dhacda inuu riyoi xun ku riyoodo.

Stanley wax uu si kooban u yidhi : “Si aan hurdo wanaagsan u helno, waxaa wanaagsan inaan ogaano heerkulka jidhkeenna, kaasi oo caadi ahaan gaadha 370C.  Iyadoo wejiga iyo madaxuna loo baahan yahay in hal derejo ka hooseeyo. Haddaba marka aad sexato  qol aad u kulul seexato jidhkaagu ma lumin karo heerkulka loo baahan yahay.” Waxa kale oo oo u Ka digay in goor danbe oo habeenka raashinka la qaato kaasi oo kordhin kara heerka kulka.

Golaha Hurdada ee Ingiriiska ayaa iyagun talooyin soo saaray waxaana uu qoraa sidan: “Ilaali heerkulka dhexdhexaadka ah ee qolka hurdada, marka uu kulaylku badan yahay ama qobowgu daran yahay, si wanaagsan uma seexan kartid.”

Leave a Reply