Cuntada Dheelitiran Iyo Caafimaadka

0
444

Dadka Japan ayaa ah kuwo ka cimri dheer caalamka intiisa kale, iyada oo raga cimirgoodu gaadho ilaa 80 sanno , dumarkana ilaa 87 sanno.

Dadka reer japan ,waxay dhakhaatiirta booqdaan 12 jeer sannadkii, iyaga oo doonaaya inay la socdaan xaaladooda caafimaad, waana mid ay kaga duwan yihiin bulshooyinka  kale ee caalamka.

Dadka Japan waxay ku dedaalaan raashinka ay cunayaan inuu noqdo mid dheeli tiran.

waxaanay hilibka ku bedeshaan Kaluunka, Saliidana Caano, waxa kale oo ay aad u cunaan Bariiska, Shaaha, Fuulka, dhirta badda iyo khudaarta kale ee kala duwan.

Sababaha keenay cimrigaasi dheer aya la sheegay iny tahay iyagoo dadakaasi ay iska ialaliyaan werwerka, oo goor kastana mashquul yihiin. Adeegga Caafimaadka ee dalka Japan ayaa isna ah mid bilaash ah oo aan lacag qaadin waana sababta keentay in qofka kasta uu is baadho isagoon aan dareemayn in xanuun hayo ama iska caafimaad qaba.

Leave a Reply