Waxtarka Iyo Faa’iidoyinka Timirta

0
1373

Sida khubaro dhinaca nafaqaynta cuntada ay cadeeyeen Timirtu waxay leedahay waxtar iyo faa’iidooyin badan oo kala duwan. Timirtu waxay dawo ka tahay dhiig yaraanta, Roomantiisamka, maxaa yeelay waxa ku jira Faytaminada Iron amd Bir iyo V 32.

Waxayna hoos u dhigtaa curyaanimada iyo lafaha oo jilica, madaama timirta laga helo Maadooyinka Calcuim, Foosfaras iyo Vitamin A oo lafaha qofka dhisa.

Sida la xaqjiiyay waxay timirtu dawo ka tahay xanuunka Kansarka oo dunida maanta ku sii badanaya, iyadoo la ogaaday in goobaha Timirtu ka baxdo aan lagu arag dadka ku nool  xanuunka Kansaraka.

Maadooyinka Calcium, Foosfor iyo Vitamin A, waxa baahi weyn u qaba oo qofka jidhkiisa waxaana dhamaantood qani ku ah Timirta.  Waxa kale oo ay tmirtu caawisa in xididka qofku noqdo mid adag, taasi oo ka badbaadisa inuu ku dhaco xanuunka subagga (Chrostrol).

 

Leave a Reply