Xikamadaha Maanta

0
581

Xanaaaqu wa dareen ku qasba afkaga inu hadlo oo uu bixiyo jawaab si dhaqsi ah ama lama filaan ah adiga oo aan ka shaqaysin maskaxdaada.

Weligaa ha u murogoon xidig kaa luntay  waxa laga yaabaa in nasiibakaagu yahay Dayaxa.

Qofka aan murugada garan, farxadana ma fahmo.

Bar Naftaad dulqaadka iyo adkaysiga, waad guulaysane.

Haddii aad barato deeqsnimada iyo cafiska waxaad baratay sida uu Allah kuugu naxariisan lahaa.

Akhlaaqda wanaagsan ayaa ah birlab aad ku soo jiida dadka xata iyagoon kuba jeclayn.

 

Leave a Reply