Waayadii Masabyada iyo Magacyada Badan

0
630

Badhatamihii qariniigi 20 waxa dalalka dunida gaar ahaan kuwa dunida sadexaad loogu yeedho ee dhaqaala ahaan gaabiska u ah afgembiyo ay ciidamadii dalalkaasi kula wareegeen xukunkii.  Madaxdaaasi waxa loogu yeedhi derejooyin iyo mansabyo kala duwan.

Dalka Ugandha waxa xukunka dalkaasi afegembi ku qabsaday Madaxweyne Iidi Amiin Dada sanadkii 1971- 1978.

Sida la sheegay Idaacadda ayaa marka ay madaxweynaha marka ay sheegayo magaciisa ka horaysiin jirtay  derejooyink badan waxaana ay ugu dhowaaqi jirtay: “ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ugaandha, Cimrigiisu ha raage Mudane, Dr. Marshall, Professor Haji “Idi Amin Dada” oo ah halyay Ka guulaystay Boqortooyada Ingiriiska” ,  Intaasi marka laga horaysiiyo ayaa la sheegi jiray arrimaha warkiisa maalintaasi ku saabsan yahay iyo hawsha uu qabtay “His Excellency President Lifelong Marshall, Professor , Haji.Dr “Idi Amin” Conqueror of the British Empire. Iidi Amin wuxu ku dhintay Jidda sanadkii 2003.

Leave a Reply