Hargeysa (Dawan) Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtidda Somaliland mudane Siciid Jaamac Cali (Siciid Timo) ayaa sheegay in aanay xeer hoosaadka labada golle ee wakiiladda iyo guurtidda aanay go’aan ka gaadhi karrin.
Waxaanu xusay in uu yahay arrin ay isaga iman karraan labada shir-gudoon ee guurtidda iyo wakiiladda, islamarkaana uu yahay arrin farsamo.
Halkan ka Daawo