Daawo Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Guurtidda oo Sheegay In Aany Xeer Hoosaadka labada Gole Go’aan ka Gaadhi Karrin

0
555

Hargeysa (Dawan) Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtidda Somaliland mudane Siciid Jaamac Cali (Siciid Timo) ayaa  sheegay in aanay xeer hoosaadka labada golle ee wakiiladda iyo guurtidda aanay go’aan ka gaadhi karrin.

Waxaanu xusay in uu yahay arrin ay isaga iman karraan labada shir-gudoon ee guurtidda iyo wakiiladda, islamarkaana uu yahay arrin farsamo.

Halkan ka Daawo 

Leave a Reply