Xukuumadda Somaliland oo Mamnuucday Adeega Forex

0
583

Hargeysa-(Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka mamnuucday adeegsiga nidaam xisaabeedka loo yaqaan Forex ee Sarifka Lacagaha,

Guddoomiyaha  Baanka dhexe ee Somaliland , Cali Ibraahim Jaamac  ayaa sheegay in Barnaamijka Forex uu la mid yahay barnaamij sannadkii 2008 lagu dhacay Shacabka Somaliland oo la odhan jiray “Jiif oo Jaq”  sidaa darteedna uu barnaamijka Forex Mamnuuc ka yahay guud ahaan deegaanada Jamhuuriyadda Somaliland

Waxaanu sidaa ku sheegay War-Saxafadeedka hoos ku Xusan .

No photo description available.

Leave a Reply