Degmada Qoryooley oo Go’doon gashay

0
640

Waxaa hakad galay isku socodka gaadiidka Allaabooyinka keeni jiray iyo kuwa khudaarta ka qaadi jiray degmada Qoryooley ee Gobalka Shabeelaha Hoose, kadib markii dhawaan kooxda Al-Shabab ay gaadhi qarxay la beegsadeen mid ka mid ah labada buundo ee magaalada.

Mamaulka degmada ayaa sheegay in ujeeddada koxoda Al-Shabaab ay buundada u qarxiyeen inay ahayd in la go’doomiyo magaalada.

Kooxda Al-Shabaab aya laba maalin ka hor weerar xooggan ku qaaday degmada Qoryooley, balse waxay iska caabin xooggan kala kulmeen ciidamada deegaanka.

Leave a Reply