Daawo Xukuumadda Somaliliand oo Shaaca ka Qaaday Goob Dalxiis oo Cusub

0
465

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Somaliland ayaa daboolka ka qaaday, in xarun cusub oo dalxiis laga helay degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil.

Goobtaasi dalxiis oo magaceeda la yidhaaho Fardowsa, ayaa goob Qarniyo ka hor ahaan jirtay magaalo.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply