Daawo Dawladda Hoose oo Bilowday Dib u Habeynta iyo Casriyeynta Jidadka Caasimadda Hargeysa

0
770

Hargeysa (Dawan) Dawladda Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa bilihii ugu danbeeyey ku hawlaneyd baneynta jidadka halbowlaha u ahaa caasimadda Somaliland ee magaalada Hargeysa ee xidhnaa.
Hadaba waxaa ay saaka dawlada hoose ee magaalada Haargeysi ay si toosa u bilowday dayactirka iyo dib u habeynta jidka wadnaha ah ee dhanka waqooyi ee majaasijdka cali Mataan.
Mid ka mida Injineeraddii waday dhismaha jidkani laamiga ah ayaa sheegay in aanu aheyn kii koobaad ee ay bineyntiisa bilaabayaan ee ay ku xigaan kuwa kale oo badan.
Dhankooda qaar ka mida bulshadda caasimada Hargeysa ayaa soo dhaweeyey dib u habeynta iyo dayactirka jidadka halbowlayaasha iu ah caasimada ee ay sida rasmiga ah u bilowday dawlada hoose ee magaalada Hargeysi.

Sawirka Jidka dhinaca waqooyi ka mara masaajidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa oo saaka Dib u habeyn iyo dayactir lagu sameeyay

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply