Daawo Golaha Guurtidda oo loo Qaybiyey Xeerka Garyaqaanka Guud oo Buuq ka Dhex-abuuray

0
518

Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa loo qaybiyey xeerka garyaqaanka guud.
Waxaana fadhigaasi oo ay ka soo xadireen badi mudanayaasha golahaasi shir gudoominyay gudoomiyaha golahaasi mudane Saleebaan Maxamuud Aada, waxaanu markii xeerka loo qaybiyay ku wargeliyey in ay soo akhriyaan inta laga gaadhayo maalinta Sabtidda hadii ILLAAHEY yidhaaho oo doodiisa si rasmiya loo guda geli doono.

Sawirka gudoomiyaha golaha guurtidda mudane Saleebaan Maxamuud Aadan oo ku sugan fadhigii maanta ee mudanayaasha loogu qaybiyey xeerka garyaqaanka guud

Halkan ka Daawo

 

Leave a Reply