Xildhibaan Siciid oo Ka Hadlay Sidii Qorshe looga Yeelan-lahaa Waxbarashada Ubadka Ciidanka Qaranka

0
2136

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi (Siraadle) kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa soo jeediyey in leyska xil saaro sidii ardayda ciidamada iyo shaqaalahu dhalleen waxbarasho Jaamacaddeed loogu helilahaa.

Xildhibaanku waxaa uu sheegay in aanay jirin waxbarasho la’aani, laakiin ay jirto farsama xumo, taasna loo baahan yahay in qorshe laga yeesho.

Sawirka Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadle kana mida mudanayaasha golaha Somaliland, oo ka hadlay sidii qorshe looga yeelan lahaa sidii ubadka ciidamadu dhalleen u helil-ahaayeen waxbarasho Jaamacaddeed

Halkan ka Daawo

 

Leave a Reply