Gaabnidiisa Ayaa Niyad Jebisay!

0
624

Wiilka yar Beyles ayaa loo ururiyay lacag dhan $ 300, si niyadda loogu dejiyo isla markaana naxariis loogu muujiyo. Wiilkan oo u dhashay dalka Austerlia oo da’diisuna ahay 9 sano ayaa ah mid aad u gaaban ayaa dhaleecayn eryo aflagaado ah kala kulmay ardayda iy caruurta ay isku da’da yihin. Bayles ayaa nolosha aad u necbaystay waxaana uu hooyadii ku yidhi “ Waan nacay nolosha, waxaan doonayaa inaan is dilo oo dunida dhaafo “.

Hooyadii ayaa muuqaalka sawirkiisa isagoo ooyaya  ku baahisya baraha bulshada, waxaana looga ururiyay bogga dhaqaalaha lagu ururiyo ee “GoFUndaMe” lacag ka badan $ 300 kun. Lacagtaasi ayaa lagu geyn doonaa Disneyland si walaaca iyo niyad jabka looga nasiyo.

Leave a Reply