Wasiirka Shaqo Gelinta Somaliland Oo Caawimo Gaadhsiisay Xarunta SOOYAAL

0
751

Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo gaadhsiisay xarunta SOOYAAL oo ay ku jiraan dadkii ku waxyeeloobay dagaaladda.

Caawimadaasi ayaa isugu jirtay Dhar, Busteyaal, raashin iyo agab kale. Iyadoo masuuliyiinta xaruntaasi ay uga mahad celiyeen wasiirka caawimadaasi ay soo gaadhsiisay.

 

Halkan ka Daawo Warkaasi:

Dawannews.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here