Wanaagga Iyo Wanaag kale Keena

0
682

Nin beeralay ah ayaa sanadka ku guulaysan jiray tartanka sanadlaha aee hadhuudhka la beero. Weriye ayaa maalin waraysi ka qaaday isagoo weydiiyay sababta uu sanad kasta ugu guulaysto tartanka?  Waxaan uu sheegay inay jiirkaasiu mid kasta ay uu siiyo midhaha wanaagsan ee uu beerayo isaugu . Weriyaha aya hadan weydiyaay “ Oo sidee ayaad u siisaa beeralayda jaarka midhaha wanaagsan adigoo inay kula tartamayan?

Ninka Beerlayda ah ayaa ku yidhi “ Miyaanad ogayn in dabayshu qaado midhaha taalaalka oo ay geyso beer kale?  Haddii ay jaarkaygu beeraan hadhuudh xun aniga talaalkooda waxa iisoo qadaysa dabaysha. Haddaba haddii aan helo midho talal ah o wanaagsan inaan jaarkayga siinayaa .

Ninkani wuxu si fiican u ogaaday sida noloshu isula falgasho. Weligii iskumuu udeyin inuu isagu soo saaro hadhuudh wanaagsan ilaa beeraha jaarkisa iyagana siiyo midhah talaalka ee wanaagsan . Farxadda qofk keliya ayaa ah farxadda dadka dhaamnteed. Abaalkuna waa nooca shaqada kolba aad hayso.

Leave a Reply