Codkaaga U Adeegso Wanaaga

0
129
  • Amiirka Muslimiinta Cumar Binu Khadab waxa uu yidhi :” marna kama murugoon aamuskayga, laakii marar badan waxaan ka murugooday hadal aan idhi”
  • Kelnimadu way xun tahay, laakiin waxa ka sii khariban saaxiibka xun
  • Waxa jira dad ku maqlayaa adigoo ku hadlaya kumanaan eray, laakiin aan ku fahmayn iyo kuwo ku fahmi kara adigoo aamusan.
  • Ruux kastaa khalad wuu sameeyaa maaha inuu is ciqaabay, marar badan dadka wanaagsan ayaa sameeya xulasho xun, maaha inay xun yihiin laakiin waa inay Aadami yihiin oo khaldami karaan
  • Haddii aad hadal badan tahay waxaad ku celi celisaa wixii aad taqaanay, laakiin haddii aad aamusto waxaad baranaysaa wax cusub.
  • U adeegso codkaaga wanaag, dhegahaana inay khayrka maqlaan, gacamahana bixinta sadaqada, maskaxdana runta, jidhkaaga oo dhan Allah ka cabsi iyo toosnida dariiqa saxda ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here