“Arrinta Somaliland haloo Daayo Dad Ehel u ah Wax lagu kala Bogsan Karo” Axmed Madoobe

0
617

Kismaayo_(Dawan)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay arrimaha Somaliland iyo Sooomaaliya , waxaanu sheegay in aan marna Somaliland wax lagaga helin karin awood ciidan iyo afxumo.

 

Axmed Madoobe ayaa shacabka Soomaaliya ugu baaqay in wada hadallada Somaliland loo daayo dad ehel u ah oo garan kara waxa la kala mudan yahay iyo waxa lagu kala bugsanaayo .

 

Halkan Ka Daawo Muqaalka .

Leave a Reply