Golaha Guurtidda oo la Horkeenay Xeerka Wax-ka-badelka Boosaha Somaliland +Sawiro

0
504

Hargeysa (Dawan) Golaha Guurtida Somaliland ayaa hada la hor keenay Mooshinkii wax ka badalka iyo kaabista ee xeerka Boosaha iyo isgaadhsiinta ee golaha wakiiladu ansixiyeen shalayto.

waxaana mudanayaasha u akhriyey xughahaya guud ee golaha guurtidda Somaliland garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi.

Filo goor dhaw faahfaahinta warkani 

Leave a Reply