Madaxweynaha DDS oo Kulan la Qaatay Bulshadda Degmadda Gur-dhaamoole + Sawiro

0
645

Gur-dhaamoole (Dawan) Madaxwaynaha DDS, Mustafe Muxumad Cumar, iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa la shiraya, qaybaha kala gadisan ee shacab waynaha ku dhaqan Degmada Gure-dhaamoole.

 

Mustafe Muxumad Cumar, ayaa ah madaxwaynihii ugu horeeyay ee soo booqda Deegaankan, tan iyo intii isbadelku uu ka dhacay DDS.

Image may contain: 10 people, crowdImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 8 people

Leave a Reply