Qoxoonti Ka Soo Carraray Colaadda Yemen Oo Somaliland Soo Gaadhay

0
477

Berbera (Dawan): Qoxoonti isugu jira Yemeniyiin iyo Soomaali oo ka soo carray colaadda dalka Yemen ayaa maanta soo gaadhay Somaliland.

Qoxoontigaasi oo ka soo degay dekadda magaaladda Berbera ayaa markii ay soo degeen waxaa lagu sameeyay baadhitaan la xidhiidha xanuunka Coronavirus iyo xanuuno kale-ba.

Sida uu sheegay guddoomyaha hay’adda qoxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland C/kariin Xinif, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa.

 

Halkan Ka Daawo C/kariin Xinif Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

 

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply