Sucuudiga oo Xidhay Goobaha Cibaadada oo Dhan 98,800 oo Masjid

0
510

Jidah-(Dawan)-Hay’adda sare ee culimada Sacuudiga ayaa amartay in la xidho dhammaan masaajidda dalka oo dhan 98,800 oo masjid iyo jaamic waxa la joojiyay in lagu tukado shantii salaadood iyo salaadii Jumcaha,

Ha’yadda Culimadu waxa ay sheegtay in Aadaanku ama Adinku uu yahay  sidiidiisi  oo aan la joojin balse aan lagu tukanayey.

Go’aankanu  ayey sheegtay ha’ayadda Culimadu in aanu khusooyo Labada MASJIDDAL ee XARAAM Makkah iyo Madiina waxaanay sheegeen in iyaag  lagu tukanayaa.

 

Guddigu waxa ay sheegeen in arrinta ay uga dan leeyihiin sidii looga hortagi lahaa inuu dalka ku faafo cudurka Coronavirus oo dunida ku yeeshay samayn dhaqaale iyo mid nafeed.

Leave a Reply