Daawao: Wasiirkii Gaashaandhigga Wadanka Sudan Oo U Geeriyooday Wadne Xanuun.

0
544

Khartuum (Dawan)- Wasiirka gaashaandhigga Suudaan, Janaraal Jamaal Cumar ayaa wadna xannuun ugu dhintay gudaha Suudaanta Koonfureed, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeyso afahayeen u hadlay militariga Suudaan.

Leave a Reply