Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Fariin mihiima u Diray Bulshadda Somaliland

0
452

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro), ayaa bulshadda weynta reer Somaliland, ku adkeeyay inay qaataan awaamiirtii guddida heer Qaran maada labadii kiis ee u horeeyay laga helay gudaha dslka.

Gudoomiye Cabdiraxmaan waxa uu sidan ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigey bartiisa facebook waxaanu yidhi “Shacabka reer Somaliland waxa aan si weyn ugu adkaynayaa kuna dardaarayaa in ay si buuxda ugu hoggaansamaan dhammaan tilmaamaha, talooyinka iyo awaamiirta guddida heer Qaran ee ka hortagga cudurka COVID-19, maadaama safmareenka cudurka koroona labadii xaaladood ee ugu horteeyey laga helay dalkeena Somaliland”

 

Allow naga nabadgeli. Aamiin

Leave a Reply