Ururrada Bulshada rayidka ah oo soo bandhigay qorsheyaal ay kaga qaybqaadanayaan xakamaynta Covid19

0
471

Ururrada Bulshada rayidka ah ee Somaliland oo maanta kulan la yeeshay guddida heer qaran ee xakamaynta cudurka Corona Virus, ayaa sheegay in ay door muhiima ka qaadanayaan wacyi-gelinta iyo xakamaynta caabuqa dunida halakeeyey ee corona virus, waxaanay guddida dawladda ka dalbadeen wada shaqayn dhow.

Kulanka waxa ka qaybgalay xubno tiro badan oo ka socday Ururrada Bulshada rayidka, sida ururka Dhakhaatiirta, Ururrada Haweenka iyo dallada ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply