Hantida Dhabti Ahi Waa Qanaacadda

0
7

Kalsoonida Iyo Deeqsinimada

Nin sabool ah ayaa maalin la kulmay nin maalqabeen ah. Maalqabeenkii ayaa weydiiyey: “Maxaad Hanti haysataa?” Ninka saboolka ah ayaa ku jawaabay: “Wax yar, laakiin waan ku qanacsanahay.”

Waxaana ii ku yidhi “ wixii aan helo saddex qaybood ayaan u qaybiyo: qayb qoyskayga ayaan ayaan ku maareeya, qayb waalidkayga ayaan ku biiliya, qaybna dadka baahan ayaan ku caawiya.

Maalqabeenkii ayaa aad ula yaabay fikirka ninka waxaana u uku ydihi:: “Adigu lacag badan ma haysatid, laakiin waxaad haysataa wax aan dad badani haysan waana qanaacada iyo qalbi deeqsi ah. Maalka dhabta ahi ma aha xadiga aad haysato, ee waa sida aad ugu qanacsan tahay waxa aad haysato.