Xikmadaha Maanta

0
897
  • Mar kasta khasab maaha inaad guulaysato laakiin waxa khasab ah inaad mar kasta ku fikirto sidii aad u guulaysan lahayd.
  • Dadku ma ilaabaan hawsha wanaagsan ee aad qabatay, mase xusuustaan wakhtiga aad ku qabatay sidaa awgeed iska dhaaf degdega oo hawl kasta hagaaji.
  • Nacasnimadu waa inaad weli sii socoto wadadii aad ku guuladarada, fikir, ka dibna raac jihada
  • Hadyad kooban oo aad u geyso qof aan filayn ayaa ka qiimo badan mid weyn oo aad u geysay qof sii ogaa waxaad u keenayso.
  • Haddii qofku aanu lahayn mabda’ uu naftiisa u huri karo, mana laha mid uu ku noolaado.
  • Qofka dakhligiisu badan yahay kama shaqo badana, kan dakhliga yar laakiin waxay isku dhaafeen siday uga kala faa’iidaysteen maskaxdooda.
  • Saaxiibka wanaagsani waa kan ku sheegaa khaladka aad gasho, kuna saxa.

Leave a Reply