Guddida heer qaran ee xakamaynta cudurka Corona virus, ayaa soo saaray go’aamo hor leh oo ay bulshada ugu direen awaamiir iyo farriimo cusub oo wacyi-gelin ah.
Warsaxaafaddeed goor dhaweyd ka soo baxay Guddida oo nuqul kamida soo gaadhay warqabadka Dawan, ayaa u dhignaa sidan:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=TP7SlM_Nv4U&w=933&h=525]






















