Ganacstadda Raashinka Soo Dejiya Oo Lagu Eedeeyay In Kordhiyeen Qiimaha Badeecadaha

0
449

Berbera (Dawan): Ganacsatadda heerka dhexe ee magaaladda Berbera ayaa ku eedeeyay ganacsatadda waaweyn ee raashinka soo dejiya in ay qaaliyeeyeen qiimaha maciishadda.

Waxaanay ugu baaqeen xukuumadda Somaliland in ay wax ka qabato arrintaasi, isla markaana ay aanay iyagu lahayn masuuliyadda sicir-bararka maceeshadda.

Qaar ka mida ganacsatadda heerka dhexe ama tafaariiqleyaasha loo yaqaano oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Berbera.

Waxa kaloo ay shacab weynaha iyo dadka macaamiishoodda ah ku war geliyeen in ay ogaadaan in dhamaanba maciishadii daruuriga ahayd ay kordhiyeen ganacstadda tujaarta ah ee raashinka soo dejiya.

Halkan Ka Daawo Haladii Ganacstadda Heerka Dhexe Ee Berbera:

 

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply