Samayn Nooceeya ayuu Xanuunka COVID-19 ku Yeeshay Dhaqaalaha Somaliland ?

0
576

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in cudurka coronavirus uu saamayn doono odoroska miisaaniyad sannadeedka 2020 oo la dejiyay Sannadkii hore ee 2019ka.

 

Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyada  Dr. Sacad Cali Shire ayaa shirkii golaha wasiirada ee khamiistii waxaa uu warbixin ka siiyey saamaynta dhaqaale ee uu xanuunku ku yeeshay guud ahaan dhaqaalaha dunida, gaar ahaanna Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo wasiirku caddeeyey in xanuunkani saameeyey mala’awaalka miisaaniyad-sannadeedka qaran ee 2020, sababina karo hoos udhac dhaqaale, sidaa awgeed la tashiili doono miisaaniyada dalka, iyadoo dawladduna qorshe ka yeelan doonta saamaynta dhaqaale ee xanuunkani bulshada ku keeni karo. .

 

Leave a Reply