Sheekh Dirir oo ka Hadlay 20 Shay oo Bisha Barakeysan ee Ramadaan lagu Qaabilayo

0
631

Hargeysa (Dawan) Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa khudbadii jimcaha maanta kaga hadlay sida loo qaabilayo looguna diyaar garoobaaayo, bisha barakeysan ee Ramadaan oo ku began Jimcaha todobaadka fooda inagu soo haya.

Waxaanu sheekhu is dultaagay 20-qodob oo shareecadda diinta Islaamku  dadka fartay in la fuliyo  looguna diyaar garoobayo.

Muuqaalkan ka Faa’ideyso

Leave a Reply