Wasiirka Caafimaad Somaliland oo ka Hadlay Tirada laga Helay Fayraska

0
535

Wasiirka caafimaadka Cumar Cali Cabdilaahi oo gollaha warbixin siiyay wuxuu sheegay in baadhitaanno lagu sameeyey dad looga shakiyey xanuunka, tirada rasmiga ah ee xanuunka laga helayna tahay shanti qof ee hore loo shaaciyey, iyada oo laba qof oo laga shakisan yahana jawaabta shaybaadhkooda la sugayo.

Wasiirku waxa uu xusay in gobol walba iyo xuduudaha dalka ay ka hirgeliyeen goobo u gaara xanuunka oo ay ku sugan yihiin hawl-wadeenada caafimaadku.

Leave a Reply