Wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshada, ayaa mucaawimo gaadhsiisay in ka badan konton qoys oo danyar ah.
Qoysaska danyarta ah ayaa degen xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.
Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=-geDmf6aC7w&w=933&h=525]






















