Weedhaha Xun Iyo Ramadaanka

0
994

Xadiiskan oo uu weriyaya Imaam Bukhaari waxa Rasuulka Allah (scw) yidhiย :ย ย โ€œqofka aan iska deynin hadalka xun iyo dhaqanka xun Allah (sw) dan kama laha in uu ka tago cuntada iyo cabitaankaย โ€œBukhaari

Xadiiskan waxaan ka qaadanaynaa,ย Qofkii hadalada xunย  iska dayn waaya in aan Allah (sw) dan ka laheyn ka tegidda Cunniddiisa iyo Cabbidiisa, soonkuna aanu ahayn joojinta Cuntada iyo cabidda keliya.

Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi โ€œ Qofka u duceeya walaalkiisa muslinka isagoo ka maqan, waxa madaxiisa istaaga Malag loo wakiishay ilaa uu ducada dhamaynayo, waxaana uu leeyahay โ€œ Aamiin, adiguna waxaad leedahay intaad ugu ducaysa in la mid ahโ€.ย ย  Waxa Weriyay Muslim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here