Agaasimaha Wacyigelinta Komishan AIDs-ka Qaranka Oo Fariin U Diray Dadka La Nool HIV

0
561

 

Hargaysa (Dawan): Agaasimaha wacyigelinta iyo abaabulka ee komishanka xakamaynta AIDs-ka ee Somaliland ayaa Muxyadiin Yuusuf Ibraahim, ayaa fariin u diray dadka la nool xanuunka HIV/AIDs.

Waxaanu ugu baaqay dadka la nool HIV in ay ka digtoonaadaan xanuunka sida daran dunida ugu faafay ee Coronavirus.

Agaasimaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa waxa kaloo uu ka hadlay in guud ahaanba bulshadda looga baahan yahay in ay qaataan tallooyinka bahda caafimaadka.

 

Daawo Shirka Jaraa’id Ee Agaasimaha:

 

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply