Degdeg: Qofkii Afaraad oo Covid19 ugu dhintay Somaliland iyo Kiisas Cusub

0
487

Agaasimaha guud ee Waasaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ,Dr Maxamed Cabdi Xeergeeye oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in 11- qof oo  cusub oo laga helay xanuunka Corona Virus.

Dr Xergeeye ayaa ayaa sheegay in qofkii afaraad uu u geeriyooday Cudurka islamarkaana ay korodhay tirada dadka la karantiimay.

Tiradda guud ee ilaa hadda xanuunka laga helay dalka ayaa wasaaraddu ku sheegtay in ay dhan tahay 34 qof , iyada oo afar qof oo kamid ahi ay geeryoodeen .

 

Leave a Reply