Deg Degg – Xukuumadda Somaliland oo joojisay in Masaajidada lagu oogo Salaadaha Taraawiixda iyo Salaatul laylka

0
491

Hargeysa (Dawan) Somaliland ayaa si rasmiya u shaacisay inaan wixii ka danbeeya caawa, aan lagu tukan karin saaladaha Taraawiixda,Taajidka iyo Ictickaafka Masaajidada.

Waxaana sidan daboolka ka qaaday wasiirka wasaaradda diinta iyo aw qaafta mudane Sheekh Khaliil Cabdi Axmed, oo goor dhaweyd warbaahinta la hadlay.

Leave a Reply