Wiil Walaashi u Dilay Facebook Dartii

0
499

Jordan (Dawan) Wiil gabadh la dhalatay u dilay Facebook dartiis, dhacdadaan ayaa ka cadhaysiiyey dad badan.

Baraha bulshada ayaa waxa qabsaday gabadh 14 sano jir ah oo uu waalalkeed u dilay Facebook dartiis.

Dhacdadaan oo ka dhacday Jordan ayaa ka caraysiiyey dad badan.

Wiilkan oo 25 sano jir ah ayaa dhabarka toori ka geliyay walaashiis oo 14 sano jir ah, kaddib markii at teleefonkiisa ka isticmaashay barta Facebook.

Dacwad soo oogaha oo lagu magacaabo, Salah Al-Talib, ayaa eedeysanaha ku eedeeyey inuu dilay walaashi, waxaana muddo 14 maalmood ah lagu haynayaa xabsiga.

Qof goob jooge ahaa ayaa warbaahinta u sheegay in dhacdadaan ay dhacday shalay, uuna wiilkan walaashi toorida geliyay isaga oo ka cadhaysan falka ay samaysay

Leave a Reply