Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay la-wareegida Hudheelka Hargeysa Club

0
455

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Saleeban Yusuf Cali Koore, ayaa sheegay in ay Dawladdu sifo sharci ah kula wareegtay dhismaha Hudheelka Hargeysa Club oo ay dad shacab ah gacanta ku hayeen, balse ay dhawaan Xukuumaddu la wareegtay.

Wasiir Koore, ayaa ka sheekeeyey taariikhda Hudheelkan iyo sifaha ay dawladdu kula wareegtay.

Leave a Reply