Saameynta Roob Dabaylo wata oo ka Da’ay magaalada Badhan + sawiro

0
687

Badhan (Dawan) Roob dabaylo watay oo fiidnimadii caawa ka da’ay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa saameyn ku yeeshay masaajiddo, goobo ganacsi iyo xaafadaha qaar.

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee roobkani, dabaylaha watay ka dhashay, waxaan idin kula wadaagi doona wararkayaga danbe.

Sawirka mid ka mida guryaha iu Jiingada ka qaaday/xuquuqda sawirka warbaahinta magaalada Badhan

 

Sawirka mid ka mida masaajidada uu ka qaaday jiingada/xuquuqda sawirka warbaahinta magaalada Badhan

 

 

Sawirka mid ka goobihi uu saameynta ku yeeshay roobkii dabaylaha watay ee ka da’ay magaalada Badhan, ee gobolka Sanaag/xuquuqda sawirka warbashinta magaalada Badhan

 

Leave a Reply