Boorama (Dawan): Badhasaabka gobolka Awdal ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha ka hawl-galla gobolkaasi.
Kulankaasi ayaana ku qabsoomay habka maqal iyo muuqaalka ah ee Video conference, kaasoo u jeedadiisu ahayd sidii looga wada arrinsan lahaa xanuunka Covid-19.
Kadib markii kulankaasi soo dhamaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyay waxyaabihii lagaga wadahadlay iyo arrimihii la isla qaatay guddoomiyaha gobolka Awdal C/raxmaan Axmed Cali.
Daawo Badhasaabka Oo ka Warbixinayay Shirkaasi:
Dawannews.com/Hargaysa Office.